Samo ku waar

‖: Samo ku waar :‖ (×4)
Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisa
Samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan
‖: Hambalyo suubban kugu salaannee
Samo ku waar :‖
‖: Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay
Qarannimada Soomaaliland :‖
‖: Xuskooda dhowrsan kugu salaannee
Samo ku waar :‖
‖: Guulside xanbaarsan
Soo noqoshadiisa :‖
Kalsooniduu mutaystayee dastuurka
Ku salaannee kugu salaannee
‖: Midnimo walaalnimo goobanimo :‖
‖: Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo :‖
‖: Samo ku waar, samo ku waar Soomaaliland :‖ (×4)

‹ back to Africa