Qolobaa calankeed

Chorus:
Qolobaa calankeedu,
waa ceynoo,
Innaga keenu waa,
Cirkoo kala ee,
aan caadna lahayn,
Ee caashaqaye.

1. Xiddigyahay caddi waad,
Naa ciidamisee,
Carradaa keligaa
adow curadee,
cadceedda sideeda,
caan noqo ee!

Chorus

2. Cashadaad dhalataa
caloosheennee,
Sidii culaygii
cidaad marisee,
Allow ha ku celin,
«Cawooy!» dhahe ee.

Chorus

3. Shanteena cududood
Cadkii ka maqnaa
Adow celiyow
Nacaawimayee
Waa calaf cimrigu
Isku keen simayee.

‹ back to Africa