Hinjinnee u sara kacaa
Calankaad harraad iyo
‖: Haydaar u mudateen :‖
Hir cagaarku qariyay iyo
Habkay samadu tahay oo
Xiddig dhiig la hoorshay
Caddaan lagu hadheeyey
Maxaa haybad kugu yaal
Soolisnuuh inkih solaa
Simbiliiy kah baakarree
‖: Macalleeh giclol bahnee :‖
Bulci kaak qaran siidoo
Hay gubi kaak baaxoh agdaay
Cutuktii caxte cayduu
Qidi wagri silaalo
Faylaay heebati kumuu